糖心Vlog

Author name: admin

糖心Vlog

糖心Vlog

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho Heer Sare ah ku tagay Jaamacada Zamzam ee culuumta sayniska iyo Tiknooligiyadda

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1/10/2023, Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho ku tahay Jaamacada Zamzam University of Science and Technology waxaana soo dhaweyn aad u heer sareysa inoo sameeyay Maamulka Jaamacada Zamzam oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Dr. Maxamuud Maxamed Xarbi . Soo dhaweynta kadib, waxaan booqanay qeybo kamid ah mashaariicada cilmibaarista ee ka dhex […]

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa booqasho Heer Sare ah ku tagay Jaamacada Zamzam ee culuumta sayniska iyo Tiknooligiyadda Read More 禄

糖心Vlog

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada Imam Shafi’i University

Jaamacada Imam Shafi鈥檌 University oo kamid ah Jaamacadaha xubnaha ka ah Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed. Waxaa soodhaweyn aad u sareysa inoo sameeyay Maamulka Jaamacada oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jaamacada Dr. Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil. Ujeedada booqashada waxa ay eheed qiimeynta habsami u socodka howlaha waxbarasho ee ka socda Jaamacada iyo ka qeebqaadashada soo dhaweynta ardayda cusub ee

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada Imam Shafi’i University Read More 禄

糖心Vlog

Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacada HIMILO UNIVERSITY